Hanbalyo iyo duco ayey maamulka iyo macallimiintuba u dirayaan ardayda maanta imtixaanka kama danbeysayta ah u fadhiistay ee ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐จ ๐๐๐ง๐ญ๐ซ๐๐ฅ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ.
Ardayda Kulliyada Kalkaalyenimada oo u fadhiistay Imtixaankii u danbeeyay
Maanta oo taariikhdu ahayd 30/8/2024,waxa imtixaanka kama danbeysta ah (Comprehensive Examination) u fadhiistay ardayda dhammaysatay kulliyadda kalkaaliyenimada iyo kulliyadda umulisada ee ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐จ ๐๐๐ง๐ญ๐ซ๐๐ฅ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ. Maamulka, macallimiinta iyo shaqaalaha weynaha jaamacaduha waxa ay ardayda u rajeynayaan guul iyo horumar wanaagsan.
Waxaa maanta si rasmi ah u soo dhammaaday imtixaannadii Semester-ka ee ardayda Jaamacadda.
Waxaa maanta si rasmi ah u soo dhammaaday imtixaannadii Semester-ka ee ardayda Jaamacadda. Imtixaannadan oo socday muddo cayiman ayaa u qabsoomay si habsami leh, iyadoo maamulka, macallimiinta iyo ardayduba muujiyeen wada-shaqayn iyo masuuliyad sare. Maamulka Jaamacaddu waxa uu u mahadcelinayaa dhammaan ardayda dadaalka iyo dulqaadka ay muujiyeen muddadii imtixaannadu socdeen, sidoo kale waxa uu bogaadinayaa macallimiinta iyo shaqaalaha ka qayb qaatay diyaarinta iyo kormeerka imtixaannada. Waxa la rajaynayaa in natiijooyinka imtixaannadu ay ka tarjumaan dadaalka iyo aqoonta ay ardaydu kasbadeen muddadii waxbarashadu socotay. Jaamacaddu waxa ay u rajaynaysaa dhammaan ardayda guul iyo horumar joogto ah. #EndOfSemesterExams#AcademicExcellence
๐ฆ๐ฎ๐๐ถ๐ฟ๐ฟ๐ผ: ๐๐ฎ ๐ค๐ฎ๐๐ฏ๐ด๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ซ๐๐๐ธ๐ฎ ๐ญ๐ด-๐ธ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ iyo ๐๐๐ฟ๐ฐ๐ผ ๐๐ฒ๐ป๐๐ฟ๐ฎ๐น ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐ ๐๐ผ๐น๐น๐ฒ๐ด๐ฒ
Ardayda Burco Central University Collage oo Maamustay Macalimiintooda.
Ardayda ๐๐๐ฟ๐ฎ๐ผ ๐๐ฒ๐ป๐๐ฟ๐ฎ๐น ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐ ๐๐ผ๐น๐น๐ฒ๐ด๐ฒ, ayaa qabtay munaasibad maamuus ah, oo ay macallimiinta jaamacadda ku abaalmariyeen. Ardaydu waxa ay qirsan yihiin, islamarkaana ka marag kaceen, in macallimiintu u hagar baxday, oo dedaal iyo tacab badan geliyeen. qayb ka mida sawiradii xafladda.
Umulisadu waa udub dhexaadka bulshada
Maalinta caalamiga ah ee xuska Umulisooyinka dunida, oo ku beegan 5/5/2026, ayaa maanta laga xusay ๐๐๐ฟ๐ฎ๐ผ ๐๐ฒ๐ป๐๐ฟ๐ฎ๐น ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐ ๐๐ผ๐น๐น๐ฒ๐ด๐ฒ. Waxaana maalintan si gaar ah ugu dabaal degay, maamulka jaamacadda, macallimiinta kulliyadda iyo ardayda kulliyadda Umulisooyinka (faculty of midwifery) ee jaamacadda dhigta. โUmulisadu waa udub dhexaadka bulshadaโ
BCU President Attends Launch of Global Health Workforce Program
President of Burao Central University College, attended the launching ceremony of the Global Health Work force Program held in Hargeisa, which was won by the College of Health Sciences, part of Burao Central University College, which won the Grand , and is being implemented by the Ethiopian Medical Association, the meeting was opened and launched by the Minister of Health of Somaliland, H.E Dr. Hussein Bashir Hersi , the meeting was attended by universities and international organizations implementing the Project, which is to improve the quality of health workers in Somaliland and the health service, the Project is funded by the UK Government and the Global Health Partnership formerly THET. BCU has always stood for producing high-quality health professionals, and improving the health service in Somaliland.
Hello World!President of Burao Central University College, attended a meeting in Addis AbabaHello World!
The meeting aimed to launch a health program jointly implemented by BCUC and the Ethiopian Medical Association (EMA), which includes training health professionals and Providing a limited health service to people living in the village near Burao as part of improving health services and training students in nursing and midwifery programes. This program is funded by the Global Health Partnership, formerly known as THET. Burao Central University College, always stands for producing health professionals who contribute to providing services to the people of Somaliland, and improving health services.