Become Our Member!

Edit Template

Ardayda Kulliyada Kalkaalyenimada oo u fadhiistay Imtixaankii u danbeeyay

Maanta oo taariikhdu ahayd 30/8/2024,
waxa imtixaanka kama danbeysta ah (Comprehensive Examination) u fadhiistay ardayda dhammaysatay kulliyadda kalkaaliyenimada iyo kulliyadda umulisada ee 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐁𝐮𝐫𝐚𝐨 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐫𝐚𝐥 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐬𝐢𝐭𝐲.

Maamulka, macallimiinta iyo shaqaalaha weynaha jaamacaduha waxa ay ardayda u rajeynayaan guul iyo horumar wanaagsan.

Previous Post
Next Post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *