Become Our Member!

Edit Template

Waxaa maanta si rasmi ah u soo dhammaaday imtixaannadii Semester-ka ee ardayda Jaamacadda.

Waxaa maanta si rasmi ah u soo dhammaaday imtixaannadii Semester-ka ee ardayda Jaamacadda. Imtixaannadan oo socday muddo cayiman ayaa u qabsoomay si habsami leh, iyadoo maamulka, macallimiinta iyo ardayduba muujiyeen wada-shaqayn iyo masuuliyad sare.

Maamulka Jaamacaddu waxa uu u mahadcelinayaa dhammaan ardayda dadaalka iyo dulqaadka ay muujiyeen muddadii imtixaannadu socdeen, sidoo kale waxa uu bogaadinayaa macallimiinta iyo shaqaalaha ka qayb qaatay diyaarinta iyo kormeerka imtixaannada.

Waxa la rajaynayaa in natiijooyinka imtixaannadu ay ka tarjumaan dadaalka iyo aqoonta ay ardaydu kasbadeen muddadii waxbarashadu socotay. Jaamacaddu waxa ay u rajaynaysaa dhammaan ardayda guul iyo horumar joogto ah.


#EndOfSemesterExams
#AcademicExcellence

Previous Post
Next Post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *